Wariye aflagaadeeyay Madaxweyne oo xukun Xabsi iyo Ganaax lacageed lagu riday

Maxkamad kutaala dalka Belarus ayaa xukun xabsi ah iyo ganaax  lacageed ku riday Wariye Siyarhey Hardaziyefej oo lagu eedeeyay in uu aflagaadeeyay Madaxweynaha dalkaasi Aleskandr Lukashenko. Xeer beegtida Maxkamada ayaa kusoo eedeeyay wariyahan 50-sano jirka ah in qoraal uu ku aflagaadeenayo Madaxweynaha ku qoray baraha bulshada kadibna uu tir tiray Qoraalkaasi sida maxkamada laga hor … Continue reading Wariye aflagaadeeyay Madaxweyne oo xukun Xabsi iyo Ganaax lacageed lagu riday